
Compare Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin by Safiya Mohamed, Paperback | Indigo Chapters
Safiya Mohamed
$17.95
Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataan tijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag, aadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda? Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalin laha ah, aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5 daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad ka mahadnaqeysid in aad heysato. Buugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed, oo ah dhiirigaliso, horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nolol guul iyo farxad leh. | Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin by Safiya Mohamed, Paperback | Indigo Chapters